Warbixin

Horay makuusoo martay qiso jaceel

waxaan usoo joogay qisooyin badan oo jaceey ah waxaana kusoo gud bin doonaa halkaan Malin walba hal qiso oo jaceeyl ah Waana qisooyin  run uwada dhacay 

Qeeyb ka mid ah Aniga yeey isoo mareen qeeybna  waan usoo joogay

Hadaba hadii eey kusoo martay qiso jaceeyl ama and goob joog u aheeyd waad inallasoo wadaagi kartaa  

Anagana anagoo ilaalineeyna magacaada iyo muuqaalkaada ayaan dad weeynaha lasii wadaagi doonaa inshaa allaah





Mahad sanidiin 
By dada bro

Comments

Post a Comment